GSSomali waa education consultancy ka caawisa ardayda Soomaaliyeed jaamacado caalami ah, scholarships, iyo visa guidance.
Maya. Aqbalaadda waxaa go’aamisa jaamacadda. Annagu waxaan kordhinaa fursadda aqbalaadda adigoo helaya guidance sax ah.
Haa. Waxaa jira scholarships kala duwan (partial & full). Waxaan ku caawinaynaa heliddooda iyo codsigooda.
.
Qiimaha wuxuu ku xiran yahay adeegga aad rabto. Fadlan nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin.
.
USA, UK, Canada, Europe, Asia, Africa & Middle East.
Buuxi Contact Form-ka, ama noo soo dir email:
📧 info@gssomali.com



